Wednesday, November 18, 2009
Haweeney galabta Fagaare ku yaal Degmada Waajid Dhagax lagu dilay
Maamulka Al-Shabab ee Gobolada Bay iyo Bakool ayaa maanta meel fagaare ah oo ku yaal Degmada Waajid kula fuliyay Haweeney la sheegay inay sameysay gogol dhaaf taasoo soo martay Guur hore, waxaana fagaarahaas lagula dilay Xukun dhagax ah.
Sida ay sheegayaan wararka Haweeneyda dhagaxa lagu dilay iyo nin la sheegay inuu isna ka sineystay ayaa goobtaas lagu fuliyay Shareecada Islaamka, iyadoo ninka la sheegay inuusan wax guur ah soo marin, isla markaana lagu garbaashay 100- Garbaash.
Haweeneyda oo qaarka dambe laga aasay godna la geliyay ayaa la sheegay in Dhagax nafta lagaga qaaday qaarka hore, waxaana halkaas goob joog ka ahaa Saraakiil ka tirsan Alshabaab.
Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegaya inuu arkayay Haweeneyda oo dhagax lagu dhifanayo qaarka hore, ilaa ay ay qudh baxday waxaana ka qeyb galay halkii lagula fuliyay xukunka dadweyne fara badan.
Xukunada ceynkan oo kale ah ayay Al-Shabab ka fuliyeen deegaanada ay gacanta ku hayaan, waxaana u badnaa Ragga oo dhowaan nin isna guur soo maray oo kufsaday Haweeney lagu dilay dhagax Magaalada Marka isla bishan gudaheeda.
Sanadkii hore ayay aheyd markii Gabar muran badan uu ka dhashay xukunka lagu fuliyay gudaha Magaalada Kismaayo oo dhagax lagu dilay, iyadoo Gabadhaas da'deeda la sheegay in ay aad u yareyd, waxaana dhacdooyinkan ay yihiin kuwo Al-Shabab ku qaado Shareecada Islaamka
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Qaybta Chat ka - iyo Salaamaha |
Ku Laabo Bogga Hore - Somchat.com Front Page
|
How to Get Paid Online Tips and Tricks to Get your Domain name Transferred To your Preferred Web Hosting Provider We are going to assume that you want to take a domain name that's registered with a certain registrar and move the domain name to another registrar. The first thing that needs to be done for a domain name transfer is the transfer needs to be initiated. The only company that can initiate a domain name transfer is the gaining registrar (the company you want to move the domain to). so either call up the new registrar, or go to their website to initiate the transfer. Now, if the admin contact approves the transfer request, then the gaining registrar sends a notification to the registry for the domain TLD. The registry checks the status of the domain and tells the gaining registrar if it's ok to continue or not. If the transfer is approved, then the losing registrar notifies the registry. The registry then moves the domain name from the losing registrar to the gaining registrar's account. The registry then notifies the gaining registrar that the transfer has completed and the gaining registrar notifies the person on the account where the domain transfer was initiated. |
0 comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.