
Waa warbixin laga soo duubay xaafadaha kaaraan iyo shibis oo caawa deganaasho aan cagabadan ku taagneyn ka jirto. Hase yeeshee waxaad arki kartaa xaafadaah oo cidna joogin kaliyana ka muuqdaan dhufeysyo dagaal iyo xabado jidka laysku raacinayo. Universal-TV Alcadaala