Barnaamijka: 'Somalia - A Country without Government' waa mid ka hadlaya guud ahaan Somalia iyadoo dhacdooyinkii hore ee dagaallada sokeeye keeneen sida 1993-dii markii Mareykanka Muqdisho laga ceyriyay iyo dhowaan markii Ethiopia laga saaray. Waa Barnaamij Xiiso leh oo meel fog kaa tusaya dhibaatooyinka dhank siyaasada ah ee dalkeena 20 sano ka bixi la'yahay.