Friday, July 10, 2009

Sh. Shariif oo Muqdisho dib ugu soo Laabtay: Faahfaahin Universal

Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxay dib ugu noqdeen Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho kaddib markii uu safarro ku soo kala bixiyay dalal dhowr ah oo ku yaalla Qaaradda Afrika. Video-gan waa warbixin arinkaas ku saabsan oo Universal TV ah



Hadba Mid Daar si aadan Slow Uga Dhigin. Halkaan Riix Si aad Mid U Demiso Kan Kalena U daarato