Thursday, July 2, 2009

Qaahira oo Laga Dabaaldegay Munaasabadda 1-Da Luulyo 2009ka

Naadiga Ardayda Soomaaliyeed ee Jooga Qaahira ayaa soo Qaban qaabiyay munaaasabad aad u xiiso badan oo lagu xisayo maalinii dalka Soomaaliya qaadatay xoriyadda. C/lahi xasan Maxamuud oo ah daljiraha Soomaaliya u fadhiya Masar ayaa ka soo qayb galay xafladaas oo qudbad ka jeediyay. Halkaan ka Daawo Sida Soomaalida Qaahira ugu Dabaal Dageen Munaasabadda 1-da Luuliyo. Safiirkaas ayaa xafladaas ka sheegay in la taageero dowladda KMG ah.





3 comments:

netserve44 said...

marka hore maadama aan nahay dad islaan ah waxa igu waajib ah inaan idnkusalaamo salaanta dunida ugu sharaf badan asc wrb
salan kadib waxa qiimo iyo qadarin mudan umada soomaliyeed eekukala nool dunida dacaladeeda
waan aragnaa maanta wadankeeni dhibatada kataagan hadana maanan ilaawin xiligii aan iska tuurnay heeryadii gumaysiga taas aya ah mid aad loogu farxo .aniga ahan waxan aaminsanahay inay soomali isdiidanayn ee waxay la dahay dad isku keeno aniga waxan kunoolahay dalka india arday jamacaded ah waxan xalay qabanay xaflad aan ku maamuseyno ama kuxusayno 1luulyo run ahantii dhamaan dadki kasoo qaybgalay waxad mooda in midba midka kale cuskanayay isagoo indhihiisa ilmada qoynayso .halkaas waxa iiga soo baxay inaan isdiidanayn .marka xalku waxuu noqonaaya inuu ilaahay wadada dhabta ah nagu rido iskana dayno qurunkan aan caadaysanay inaan marwalba kasheekayno waayo soomali aya hore ugu maah maahday qabiil qaran manoqdo,,
cajiib waan fahansanahaye maxan iskaka dayn la nahay?

netserve44 said...

marka xiga waxan hambalyo u dirayaa dhaman dhalintii iskusoo duba riday 1luulyo ee kuqabatay dalka masar iyo safiirka u fdhiya soomaaliya masar
mudane cabdulaahi xasan maxamuud oo run ahanti hadalkiisi aad ula dhacay

Anonymous said...

XASUUS AAD U FOG IYO CALOOL XUMO AYUU IGU BEEREY MARKAAN DAAWADEY MA MALEYN KARTID SIDA AAN U ILMEEYEY

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.

How to Get Paid Online
Tips and Tricks to Get your Domain name Transferred To your Preferred Web Hosting Provider

We are going to assume that you want to take a domain name that's registered with a certain registrar and move the domain name to another registrar.

The first thing that needs to be done for a domain name transfer is the transfer needs to be initiated. The only company that can initiate a domain name transfer is the gaining registrar (the company you want to move the domain to). so either call up the new registrar, or go to their website to initiate the transfer.

Now, if the admin contact approves the transfer request, then the gaining registrar sends a notification to the registry for the domain TLD. The registry checks the status of the domain and tells the gaining registrar if it's ok to continue or not.

If the transfer is approved, then the losing registrar notifies the registry. The registry then moves the domain name from the losing registrar to the gaining registrar's account. The registry then notifies the gaining registrar that the transfer has completed and the gaining registrar notifies the person on the account where the domain transfer was initiated.