Friday, July 10, 2009

Indhacade Oo faahfaahinaya dagaalkii Dharkanley

Indhacade oo faah faahinaya dagaalkii shalay ka dhacay Dharkanley ayaa sheegay in Ciidamada dowladda ka dhintay hal askari iyadoo kooxaha ka soo horjeedana ka dhinteen afar ilaa todobo dagaalyahan. Waxa uu intaasi raaciyay in wax wanaaga ka dhexeyn dowladda iyo mucaaradka.