Thursday, July 9, 2009
Hubkii Dowladda oo Beec ah.
Hubkii iyo Rasaastii Dowladda dhowaan loo keenay ayaa noqday mid jaadka lagu bedesho. Waxaa kaloo jirta in saraakiil sarsare oo magacyadooda la shaacin ay hub fara badan hoos uga dhiibaan kooxaha ka soo horjeeda dowlada KMG ah, kuwaasoo isla hubkaas kusoo gala dagaalka.Maanta ayaa shabakada wararka ee Soomaaliyeed lagu soo qoray warar tilmaamaya arxan daradda haysata Dowladda ku meel gaarka. Dalkanews ayaa sheegtay in Saraakiil ka dirsan ciidamada dowladda ay gaari buuxa oo hub ah si xatooyo ah ugu gudbin rabeen ragga iyagu ay dagaalka kula jiraan.
Inkastoo ciidamda amaanka dowladda KMG ay hubkaas dhex ku qabteen, ma cadda in kani yahay kii ugu horeeyay ee qaabkan hubka dowladda loogu dhiibo dagaalyahannada ururka Alshabaab iyo Xisbul Islaam. Sidoo kale, waxaan la ogeyn kuwa ay yihiin saraakiishaas bixiya hubka dowladda. Hase yeeshee.
Hubka lagu wareejinayo Alshabaab iyo Xisbul Islam ayaa lagu tuhmayaa inuu yahay kii Mareykanku dhowaan ugu deeqay Dowladda KMG ah, kaasoo ulajeedadii loogu keenay ahayd in ay iska difaacaan mucaaradka. Hase yeeshee, waxaa layaab leh in dadkii isku difaaci lahaa ayba iyagu isku hubeynayaan kuwa ay iska difaaci lahaayeen.
Midda kale, saraakiisha hubka sida xatooyada ku bixisa waxaa raacsan in taliyihii hore ee ciidamada AMISOM isna bixin jiray hub kuna wareejin jiray kooxaha mucaaradka. Waa arin aan marnaba la rumeysan karin, hase yeeshee u eg sababta loo bedelay Francis Okello.
Waxaa taas sii dheer in rasaasta farabadan ee soo gaartay dowladda iyagana suuqyada Muqdisho askartu ku iibsato. Maanta war lagu soo qoray hiiraan.com ayaa sheegaya in Afhayeenka Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Farxaan Casaanyo sheegay in Haween Qaadka ka ganacsada lagu helay iyagoo rasaas ka iibsanaya ciidamada Dowladda, kaddibna siinaya Qaad,
Qaybta Chat ka - iyo Salaamaha |
Ku Laabo Bogga Hore - Somchat.com Front Page
|
How to Get Paid Online Tips and Tricks to Get your Domain name Transferred To your Preferred Web Hosting Provider We are going to assume that you want to take a domain name that's registered with a certain registrar and move the domain name to another registrar. The first thing that needs to be done for a domain name transfer is the transfer needs to be initiated. The only company that can initiate a domain name transfer is the gaining registrar (the company you want to move the domain to). so either call up the new registrar, or go to their website to initiate the transfer. Now, if the admin contact approves the transfer request, then the gaining registrar sends a notification to the registry for the domain TLD. The registry checks the status of the domain and tells the gaining registrar if it's ok to continue or not. If the transfer is approved, then the losing registrar notifies the registry. The registry then moves the domain name from the losing registrar to the gaining registrar's account. The registry then notifies the gaining registrar that the transfer has completed and the gaining registrar notifies the person on the account where the domain transfer was initiated. |
0 comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.