Saturday, July 4, 2009

Barakacii ugu Weynaa oo Ka Soconaya Kaaraan iyo Shibis iyo Xaafado kale.

Faahfaahin uu naaga soo diray Weriya Alcadaala ee TVga Universal magaalada Muqdisho kaasoo ugu hadlayo barakaca xoogan ee ka socda xaafahada degmooyinka kaaraan iyo shibis.
Fadlan waxyar u kaadi inta video-ga ka soo baxayo hoos. Haddii soo bixiwaayo halkaan riix oo dib u daar




Waa warbixin laga soo duubay xaafadaha kaaraan iyo shibis oo caawa deganaasho aan cagabadan ku taagneyn ka jirto. Hase yeeshee waxaad arki kartaa xaafadaah oo cidna joogin kaliyana ka muuqdaan dhufeysyo dagaal iyo xabado jidka laysku raacinayo. Universal-TV Alcadaala. Halkaan Ka Daawo