Sunday, July 5, 2009
Arday Dagaallada Dhexdooda Ku Qalin Jebiyay
Inkastoo dagaalo aan kala joogsi lahayn had iyo goor ka dhacayaan magaalada Muqdisho yaa hadana waxay taasi ka joojin arday qalinjabisay inay isugu soo baxaan xaflad qalinjabin ah. Tan ayaa ah mid soo celineysa rajada dadweynaha reer Muqdisho iyo soomaali oo dhan maadaama ay tahay wax aragtideeda lagu farxo. Dhalin yaradan qalin jabisay waxay istaahilaan in lagu gacmo qabto laguna baraarujiyo ayagoo mudan in duco loogu daro. Balse, waxaa nasiib daro ah in magaalada ay ku dhameyeen duruustooda aysan ka jirin wax shaqo ah oo aan askarinimo ahayn.
Somchat - Somali News and Blogs - Somali News Videos
Fadlan Heesaha Ka Dhageyso Halkaan
Qaybta Chat ka - iyo Salaamaha |
Ku Laabo Bogga Hore - Somchat.com Front Page
|
How to Get Paid Online Tips and Tricks to Get your Domain name Transferred To your Preferred Web Hosting Provider We are going to assume that you want to take a domain name that's registered with a certain registrar and move the domain name to another registrar. The first thing that needs to be done for a domain name transfer is the transfer needs to be initiated. The only company that can initiate a domain name transfer is the gaining registrar (the company you want to move the domain to). so either call up the new registrar, or go to their website to initiate the transfer. Now, if the admin contact approves the transfer request, then the gaining registrar sends a notification to the registry for the domain TLD. The registry checks the status of the domain and tells the gaining registrar if it's ok to continue or not. If the transfer is approved, then the losing registrar notifies the registry. The registry then moves the domain name from the losing registrar to the gaining registrar's account. The registry then notifies the gaining registrar that the transfer has completed and the gaining registrar notifies the person on the account where the domain transfer was initiated. |
| Fadlan Heesaha Ka Dhageyso Halkaan
0 comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.