Friday, July 17, 2009

Abwaan Tirinaya Gobay Ku Dhiira Gelinaya Wadaninimo Kugu beeraya

Gobaygan oo ka mid ah kuwa dhif dhifta ah ee Abwaanka oo markaas tirinaya lagu duubo kaamiroada, ayaa ah mid aadan macnaha ku jira marna hilmaami karin oo qofkasta oo Soomaali ah dhiigiisa dhaqaajinaya. Erayada waxaa ka mid ah:
inta sawraceyga iyo sawirkayga aragtiyo, inta saxii tiqiinay horey iila socotiyo, inta sowt ku gaaree suugaanta maqashayo, inta soofka raacdee baadiyaha ku sugan iyo, inta saraca beertee wax soo saarka barataba, salaan baan u dirayaa iyo sacaba furanoo...



Liiska video-yada cusub iyo kuwii ku dhaafay ka fiirso bogga hore ee Somchat.com Fadlan Riix Sawirka Bidix ama riix halkaan oo gaar Front Pageka Somali News and Blogs - Somchat's Somali news Videos

1 comments:

Anonymous said...

Abwaanku caadi maaha walaalkiis. Magaciisa halaisooyo

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.

How to Get Paid Online
Tips and Tricks to Get your Domain name Transferred To your Preferred Web Hosting Provider

We are going to assume that you want to take a domain name that's registered with a certain registrar and move the domain name to another registrar.

The first thing that needs to be done for a domain name transfer is the transfer needs to be initiated. The only company that can initiate a domain name transfer is the gaining registrar (the company you want to move the domain to). so either call up the new registrar, or go to their website to initiate the transfer.

Now, if the admin contact approves the transfer request, then the gaining registrar sends a notification to the registry for the domain TLD. The registry checks the status of the domain and tells the gaining registrar if it's ok to continue or not.

If the transfer is approved, then the losing registrar notifies the registry. The registry then moves the domain name from the losing registrar to the gaining registrar's account. The registry then notifies the gaining registrar that the transfer has completed and the gaining registrar notifies the person on the account where the domain transfer was initiated.