Monday, June 22, 2009

imbasadoorka Mareykanka ee Kenya oo Taageeray Codsiga Ciidamada Shisheeye

imbasadoorka mareykanka u fadhiya Kenya ayaa taageeray codsiga Dowladda KMG ah ay ku codsatay ciidamo shisheeye oo si deg deg ah ugu soo gurmada isagoo shir IGAD uu la galay ku boori geliyey inay diraan ciidamo caawiya Dowladda KMG ah. Imbaasadoorku waxa uu meesha ka saaray wax wadahadal ah oo diyaarado lagu weeraryo dalka Soomaaliya ah iyadoo dhowaan ay ciidamada AMISOM ee jooga Muqdisho Maraykanka ka codsadeen in kooxaha mucaaradka ah cirka laga soo weeraro. Sidoo kale Renneberger waxa uu ku andacooday in burcad badeedka aan xal loo heli karin ilaa dowladda Soomaaliya ay cagaheedu isku taagto.




0 comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.

How to Get Paid Online
Tips and Tricks to Get your Domain name Transferred To your Preferred Web Hosting Provider

We are going to assume that you want to take a domain name that's registered with a certain registrar and move the domain name to another registrar.

The first thing that needs to be done for a domain name transfer is the transfer needs to be initiated. The only company that can initiate a domain name transfer is the gaining registrar (the company you want to move the domain to). so either call up the new registrar, or go to their website to initiate the transfer.

Now, if the admin contact approves the transfer request, then the gaining registrar sends a notification to the registry for the domain TLD. The registry checks the status of the domain and tells the gaining registrar if it's ok to continue or not.

If the transfer is approved, then the losing registrar notifies the registry. The registry then moves the domain name from the losing registrar to the gaining registrar's account. The registry then notifies the gaining registrar that the transfer has completed and the gaining registrar notifies the person on the account where the domain transfer was initiated.