Monday, June 22, 2009

Faahfaahin Marshal Law - Shirkii jaraa'id Madaxweyne Shariif ku dhawaaqay Marshal Law

Waa faahfaahin Aljazeera ka bixisay shirkii jaraaid oo uuu maanta ku qabtay madaxweynuhu villa somalia kaas oo u saxixay qorshihii wasiirada ee xaalada deg dega ah.