Saturday, June 27, 2009

Dowladda Mareykanka oo Siyaasad Cusub U Isticmaaleysa Arimaha Soomaliya

Dowladda Mareykanka ayaa lasoo baxday buug siyaadadeed ee cusub iyadoo kaas u isticmaaleysa gaarista danaha ay ka leeyihiin Soomaaliya.



1 comments:

Anonymous said...

Bismillah
Aniga oo ah nin aad iyo aad ay uga danqaday qayaamooyinka gaaladu ku hayso soomaaliya waxaan doorbiday in aan waxyar ka irado

Walaalayaal waxaan arkaynaa oo indhahenu shanta uu yihiin arintaan ay uu sacaba tumayaan kuwaa sheeganayaa in ay =yihiin dad soomaali sheeganayaa haddana sii sheeganayaa madax
in maantay gacmahooda loogu soo dhiibay xasuuqa iyo halajiinta Matiida soomaaliyeed mar uu dhawaantaan la hadlayyey Saxaafadda SHARIIF MAXUU YIRI HOOBIYAASHA LAGA TUURO MADAXTOOYADDA WAXA LAGU TURAYAA CADOWGA WAXAANA OGNAHAY IN DADKA KU DHINTA 90% AY YIHIIN HOOYO CARUUR IYO WAAYEEL AAN WAXBA GALABSAN INTII DAMIIRKIISU UU ORAN LAHA TACSI WAXAA UU KU JAWAABAY WAA XAQ TAASI MA MASUUL MAYAA JAWAABTU WAA MAYAA EE WAA KURSI KU OOY
OO AMIINSAN IN KURSI KAGA QEYMO BADAN YAHAY DHAMAAN ISLAAMKA OO DHAN
DHANKA KALE WAXAAN KU SHEEGAYAA IN HUBKAAN AY QATEEN MAREYKANKU SIIYEY UU YAHAY TUUSALE LAGU OGAAN KARO WAXAA AY YIHIIN IYO MEESHA AY SOOMAALIDA KA JOOGAAN

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.

How to Get Paid Online
Tips and Tricks to Get your Domain name Transferred To your Preferred Web Hosting Provider

We are going to assume that you want to take a domain name that's registered with a certain registrar and move the domain name to another registrar.

The first thing that needs to be done for a domain name transfer is the transfer needs to be initiated. The only company that can initiate a domain name transfer is the gaining registrar (the company you want to move the domain to). so either call up the new registrar, or go to their website to initiate the transfer.

Now, if the admin contact approves the transfer request, then the gaining registrar sends a notification to the registry for the domain TLD. The registry checks the status of the domain and tells the gaining registrar if it's ok to continue or not.

If the transfer is approved, then the losing registrar notifies the registry. The registry then moves the domain name from the losing registrar to the gaining registrar's account. The registry then notifies the gaining registrar that the transfer has completed and the gaining registrar notifies the person on the account where the domain transfer was initiated.