Sunday, June 21, 2009

Dad aad u farabadan oo ka barakacaya xaafadahii dhowaan dagaallada ka dhaceen ee nawaaxiga Kaaraan

Barakacayaal tiro badan ayaa ka qaxaya xaafadaha ay isku dagaalayaan ciidamada Dowladda iyo Alshabaab iyo Xisbil Islaam oo isku garab ah. Dadka qaxaya ayaa aad iyo aad uga cabanaya dhibaatooyinka ay ku jiraan iyagoo aanan ogeyn meel ay aadaan heysanna dhaqaalo ay ku qaxaan iyadoo gaadiidka qaada qaxootigaas ay aad u qaaliyeeyay qiimaha dadka ay ku qaadayaan.

15 comments:

Anonymous said...

anika magaceyga waaa naciimo xasan adan oojoogta thailand ra,yiga aan kaqabo ayaa waxay tahay qaxa soomaalaiya oo daba dheeraaday waxa laku joojinkaraa labada dhinac in aay alla xasuustaan dadaka muslimiinta ahana aay kadaayaan dhibaatooyinka koleey waxaan isleeyahay labada koox ee dagaalamaya waa muslimiin muddo soo wada shqeynayaay wa in aaay allah kacabsadaan shacabkana aay unaxaan

Anonymous said...

Nimco Alshabaab waa khawaarijiin uu Nabiga (csws) hore uga digay uuna yiri waxeey u egyihiin muslimiin laakiin ma'aha in ALLE sw beledkaaga keenin noo soo ducee inaan ka takhalusno.

waa gaalo islaam iskayeel ah fikrado shisheeyana wata.

Anonymous said...

aniga oo ah adan cabdi shiikh oo jooga thailand awalan waxaan kuu shegayaa in aad afkaaga ka leexiso mujahidiinta islamka alshabaabna waa mujahidiin ilaah ka raali yahay waxaana dhab ah in ay ku socdaan xaq cidii kahor timadana waa lasugayaa naxash iyo dhamac ayeey dhadhamin doonaan ninka qoray waa qawaarij alshabbab waxaan ku leeyahay nacalada ilaahey haku haleesho wabilaahi tofiiq

Anonymous said...

anigoo ah xasan cali oojooga america waxaan islamka uugu duceyn lahaa in alaah nasri u soo dadajiyo murtadiinta iyo saliibiyiintana alaah rucbi ku rido waxayna umada hor taagnaayeey in badan markii islamka soo iftiimeyna waxay la hor taagenyihiin qabiil iyo dulmi laakiin alaah ayaa ku filan hagardaamadooda mujaahidiintana alaah ayaa ku filan alaahu abkar alaahu akbar alaahu akbay intii jihaadka jecel alaha ka amaalyariyo intii necebna alaha lagooyo dhulka

Anonymous said...

anigoo ah maxamed oo jooga somalia waxaan leeyahay wadankeena waxa ka jira waa jihaad ee ninkii ka leexsan alaha soo hanuuniyo kii ku toosana alaha u siyaadiyo waayo wadankeena waxaa ku soo duuley cadow ilaahay iyo cadow dadkeena iyo diinteenaba marka waxaan jecelnahay mujaahidiinta al shabaab iyo mujaahidiinta isbul islamka cidda wax kama qaadin doonto haddii ay isa soo bahaystaa xataa waxa ku sugen adunka oo dhan waayo waxaa garabkooda ah alaah kii shahiidana wuxuu ku raaxaysandoonaa janada fardowsa iyo xuurancayn alaah u diyaarshay mujaahidiinta waxaana noogu filan aqoon aayadaha quraanka iyo qulkii nebiga suuban cws.

Anonymous said...

anigoo ahibraahin cabdi cali oo jooga malaysia waxaan halkaan ku soo baldhigayaa fekradayda xaqa ah xaquna waa iska cad yahay laakiin hanuun in uu haysto qofka ayaa ka horeysa awalan waxaan alaah ka baryaa in shuhadadii horey ilaahay shahaadada u siiyey uu aleh ka aqbalo niyadooda waxaana leeyahay alaha ka aqbalo akhuunaa shahiid maxamed ramaash timajilic abuusaalim raximahulaah iyo akhuunaa shahiid macalin aadan faarax xaashi ayrow abuu muxsin raximahulaah iyo shahiid cabdulaahi macalin naxar abuucutayba raximahulaah iyo shuhado tirabada oo aan hilmaamsanahay hadda dhamaandood waxaan ka rajaynaa maalinta qiyaamaha meel aad u qurux badan anigana waxaan alaaha ka baryaa in dhamaan jidkii ay mareen shuhadadaas uu alaah na marsiiyo waxaana leeyahay murtadiinta iyo saliibiyiinta haddii aad u malayseen in ay keeneyso mujaahidiinta oo layaalo in uu turaanruroodo jihaadka waan qasaarteen waxaana nii rajaynayaa jahadabo in shalaah

Anonymous said...

aniga magacayga waa aadan axmed cali waxaan leeyahay al shabaab waa ciidankii ilaahay waana dadkii uu ku tilmaamey quraanku in ay yihiin rijaal waxaana alaah u doortay in ay kor u qaadaan kalaabka alaah uu soo dajiyey kuna xukumaan wadanka laakiin waxaa jirada dad badan oo ah ilaahay cadowgiisii balse aan wax ay ka qaadin karaan jirin mujaahidiinta iyo islamka ilaahay wanaajiyey waxaana leeyahay ku wii dumiya mujaahidiinta alaah caradiisa haku dhacdo alaha ku fogeeyo naarta jahanaba kuwa ku tulmaama mujaahidiinta khawaariij iyo suufiyada ay ka lunsantahay caqiidad ee qabuuraha caabuda waana kuwa alaah ku sheegey in ay ka sii liitaan xoolaha ee ilaahay cadowgiisiyow iyo munaafiqiineey ku bishaaraysta in aad dhaxashaan jahanaba waana ku waaridontiin weligiin in sha alaah waxaan nii leeyahay mujaahidiinta al shabaab alaahu ak bar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar

Anonymous said...

anigoo ah maryan cali waxaan halkaan ku soo bandhigayaa in ay al shabaab yihiin kuwo ku taagen xaq ilaahayna uu ku filanyahay diintana ay kor u qaadayan waayo ninkii alaah ku xiran waxaa ka baqaaya waxa aduunka ku sugen oo dhan ciddna kama rabaan mujaahidiintu gargaar iyo wax tarid aan ahayn alaah subxaanahuu watacaalaa ee jaahilkiiyow meeshii aad ku dameyso ayaan arkidoonnaa shariifna waxaan leeyahay waxaad ka dhigatay dhiigii mujaahidiinta jaranjaro aad ku meel gaaraysid laakiin alaah ayaa kaa jaasindoona waxna kuuma taridoonaan gaalada iyo murtadiinta aad ka dooratay xiidanka ilaahay haddiise alaah kuu quray hanuun alaha ku soo hanuuniyo haddii uu san alaah kuu qorinna alaha kula gooyo dhulka

Anonymous said...

anigoo ah sucdi maxamed xalane oo joogta norwey waxaan leeyahay dadka somaliyeed raaca xaqa iyo mujaahidiinta kana qaadta kaalintiina jihaadka wadankeena shariifna waa nin ridoobey oo horey ayaa waxaa noogu sheegey shiikheena weyn alaha dhowree sheikh usaama bin maxamed binlaaddin xafidahulaah in taas ka dib waxaan u soo jeedin lahaa dadka shacabka ah in ay ku dhagaan xariga alaah ee adag kuna bixiyaal jihaadna naftooda iyo maalkoodaba shahiifna meeshii ay ku arkaan ku dilaan sidii macrakadii ka dhacaysey beledweyne oo kale ku sameeya ciddii rajo uuga jirtana alaha ka samarsiiyo waxaan ku soo gabagabaybanaa warkeyga alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar

Anonymous said...

anigoo ah canab axmed maxamuud waxaan halkaan kuuga dirayaa bishaaro mulaahidiinta al shabaab iyo xisbul islamka waxaan alaah niiga baryaayaa in janadii fardowsa alaah idinku kulmiyo sida aad uugu kulansantihiin camalka jihaadka waxaana nacaladayaa abii lahab iyo kuwa la halmaala iyo murtadiinta iyo saliibiyiintaba waxaana leeyahay diintiina ha ku dorrsanina boqol doolar intaas ka dib ninka soo qoray al shabaab waa kkhawaariij haddii uu run sheegaayo magaciisa muxuu u soo qori waayey waxaan leeyahay alaha ku tiro afkii aad ku caysey mujaahidiinta wabilaahi towfiiq

Anonymous said...

waa anigii iga raali ahaada waxaan qoray anigoo caraysan waxaan ka wadaa waxaan halkaan mujaahidiinta uugu dirayaa bishaaro

Anonymous said...

magacayga waa faadumo siciid cali oo joogta maleysia al shabaab waa mujaahidiin ku taagen jid toosan ee alaha garabkooda galo wa bilaahi towfiiq

Anonymous said...

magacayga waa xuseen cali macalin oo jooga canada waxaan mujaahidiinta al shabaab waa dad ku taagen jidkii nebe muxamed csw iyo jid aad u toosan ee hala raaco xaqa wabilaahi towfiiq

Anonymous said...

Walaal, waad ku mahadsantahay aragtidaada. Hase yeeshee, fadlan hal mar inaad dhiibato ayay ku wanaagsantahay.

Anonymous said...

ws wr wb..anigo aah shamso joga wadanka minneasot,,waxna sheegay ilaah somaliya ha u gara gaaro insha allah tacaala,,alshaab wa kuwi lagu sheegay quraanka ilaah waxa so baaxi doono dada ka badiyo diinta sundi nabiga wato csw.oo quraanka ka badiyo waana gaalo alshaab maa aha kuwo ku socdo xaq islaanka marka ilaah ha naag qabto insha allah tacaaala.. wabilaahi towfiiq

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.

How to Get Paid Online
Tips and Tricks to Get your Domain name Transferred To your Preferred Web Hosting Provider

We are going to assume that you want to take a domain name that's registered with a certain registrar and move the domain name to another registrar.

The first thing that needs to be done for a domain name transfer is the transfer needs to be initiated. The only company that can initiate a domain name transfer is the gaining registrar (the company you want to move the domain to). so either call up the new registrar, or go to their website to initiate the transfer.

Now, if the admin contact approves the transfer request, then the gaining registrar sends a notification to the registry for the domain TLD. The registry checks the status of the domain and tells the gaining registrar if it's ok to continue or not.

If the transfer is approved, then the losing registrar notifies the registry. The registry then moves the domain name from the losing registrar to the gaining registrar's account. The registry then notifies the gaining registrar that the transfer has completed and the gaining registrar notifies the person on the account where the domain transfer was initiated.