Tuesday, March 24, 2009

Shirkad kaa caawineysa inaad iibiso alaab aadan gacanta ku heyn
























iibi hal Milyan oo alaab raqiis ah!


Adigoo aan heysan alaabta ayaad iibin kartaa kadibna aruursan kartaa faaidada. Adigaa gedaya, ayagaa geynaya, lacagtana kala qaybasada. Sii Aqri Maqaalkan
Ama Ayaga Gaar DropShipDesign
Gain immediate access to over 1,000,000 wholesale & dropship products. No minimum orders. Pay only once you sell the products.


Shirkadan cusub ee International ka ayaa kuu fududeynaya sida aad kaga sheqeysan lahayd Internetka. Waxa aad ka sameysanaysaa akoon, waxay kuu sameynayaan website Online Store ah (dukaan online ah). Waxa aad dukaanka ku iibin kartaa alaabta ay hayaan, kuwaas oo aah ku heleyso qiimo aad uga yar midka suuqa. Alaabta waxaad adiga ku iibineysa qiimo kan suuqa ah ama ku dhow laakiin weli ka raqiisan.

Markii la iibsado, waxaa lacagta lagu gatey loo dirayaa bangigaaga (macnaha adigaa lacagta kow customerku ku siinayaa). Si aad u gaarsiiso alaabta customerka kaa iibsaday, waxaa ku laabaneysaa akoonkaaga DropShipDesign ku leedahay. Waxaad bixineysaa qiimaha raqiiska ah (below wholesale price). Islamarkaana, waxaa DROPSHIP ku sameynaya ama gaarsiinaya qofkii kaa aabsaday alaabtoodii shirkadda DropShipDesign.

DropShipDesign Offer.
Basic Dropship Plan
Gain immediate access to over 1,000,000 wholesale & dropship products.
No minimum orders. Pay only once you sell the products.
Get all this only for $34.99 Setup Fee

Fadlan halkaan riix oo gaar DropShipDesign kana faa'iideyso


0 comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.

How to Get Paid Online
Tips and Tricks to Get your Domain name Transferred To your Preferred Web Hosting Provider

We are going to assume that you want to take a domain name that's registered with a certain registrar and move the domain name to another registrar.

The first thing that needs to be done for a domain name transfer is the transfer needs to be initiated. The only company that can initiate a domain name transfer is the gaining registrar (the company you want to move the domain to). so either call up the new registrar, or go to their website to initiate the transfer.

Now, if the admin contact approves the transfer request, then the gaining registrar sends a notification to the registry for the domain TLD. The registry checks the status of the domain and tells the gaining registrar if it's ok to continue or not.

If the transfer is approved, then the losing registrar notifies the registry. The registry then moves the domain name from the losing registrar to the gaining registrar's account. The registry then notifies the gaining registrar that the transfer has completed and the gaining registrar notifies the person on the account where the domain transfer was initiated.