Saturday, February 28, 2009
Web Design Done by Your Own!
Haddii aad xayeysiinta soo aragtay
Fadlan Halkaan riix oo dalbo News Web Site for $199.00 adigoo galaya iidhis.com.
Haddii aad soo gaartey boggaan, waxaan filayaa inaad dooneyso qof yaqaan sida loo sameeyo web site. Anigoo ah arday barta Computer Sceince - BSc. ayaan hadana waxaan aqaan sida loo sameeyo web site oo aan weliba ahay qof xirfad weyn u leh. Balhadaba, fadlan ila soo xiriir aan kuu sameeyee web site-ka.
Magaceygu waa C/fitaax M. Gabeyre, waxaan hadana wax ka bartaa Magaalada Mysore, ee dalka India anigoo laba sano ku dhowaad jooga dalkaas. Waxaan horay u bartay Computer Engineering - Dibloma Course - markii aan dhiganayay Seneca College ee ku taala Magaalada Toronto ee dalka Canada. Sidaa darteed, waxaan aad iyo aad u bartay computer Programming, taasoo ii suurto gelisay inaan qibrad gaar ah u yeesho sida loo habeeyo web site, iyo weliba web applications sida web forms, web services, web portals etc, inkastoo dadka badankiis u baahdaan in loo sameeyo web site iska yar oo aan u baahneyn wax programming ah oo saas u badan marka laga reebo ASP, PHP, CSS, HTML ama XHTML kuwaasoo ah luuqadaha lagu dhiso web site-yada fud fudud.
Howlaha aan ka qabto web site-ka aan dhiso waxaa ka mid ah:
Haddii aadan fahmin wax yaabaha kor ku qoran, fadlan anigaa kuu sharaxaya ee ila soo xariir. Waxaa layga helaa agabeyre@gmail.com ama teloofanka numberkiisu yahay 91-966-316-7730 Mysore india.
Web site dhisideedu ma aha howl fudud haddii aadan fahansaneyn. Sidaa darteed, waxaa fiican in qof qibrad u leh howsha aad u dhiibato.
Ha ka fakarin marnaba in aan lacag fara badan ku weydiisto. Waxaad awoodo war kama soo celinayo brother.
Fiiri webka www.MudugPost.com oo ah mid caalami ah. Sidoo kale fiiri cammaara.com. Web site sidaas u qorxoon aniga ayaa kuu sameenaya.
Waa Cabdifitaax Gabeyre oo ku leh, walaalkaa la shaqee kuna shaqeyso!
Haddii aad xayeysiinta soo aragtay
Fadlan Halkaan riix oo dalbo News Web Site for $199.00 adigoo galaya iidhis.com. Waxaa ugu dambeysa March 30th, ka dibna priceka $500.00 plus Update fees, plus any extra work fees ayuu ku noqonayaa, marka ka faa'iideyso inta aad awoodo.
Qaybta Chat ka - iyo Salaamaha |
Ku Laabo Bogga Hore - Somchat.com Front Page
|
How to Get Paid Online Tips and Tricks to Get your Domain name Transferred To your Preferred Web Hosting Provider We are going to assume that you want to take a domain name that's registered with a certain registrar and move the domain name to another registrar. The first thing that needs to be done for a domain name transfer is the transfer needs to be initiated. The only company that can initiate a domain name transfer is the gaining registrar (the company you want to move the domain to). so either call up the new registrar, or go to their website to initiate the transfer. Now, if the admin contact approves the transfer request, then the gaining registrar sends a notification to the registry for the domain TLD. The registry checks the status of the domain and tells the gaining registrar if it's ok to continue or not. If the transfer is approved, then the losing registrar notifies the registry. The registry then moves the domain name from the losing registrar to the gaining registrar's account. The registry then notifies the gaining registrar that the transfer has completed and the gaining registrar notifies the person on the account where the domain transfer was initiated. |
1 comments:
I recently came accross your blog and have been reading along. I thought I would leave my first comment. I dont know what to say except that I have enjoyed reading. Nice blog. I will keep visiting this blog very often.
Kaylee
http://www.craigslistpostingtools.info
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.