Saturday, July 4, 2009
Barakacii ugu Weynaa oo Ka Soconaya Kaaraan iyo Shibis iyo Xaafado kale.
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Saado Cali oo Ka heestay xaflad lagu xusayo xorinimad Soomaaliya.
Labels:
Somali Videos
Xafladii loogu dabaaldagayay sanad guuradii 49aad ee Xornimada Soomaaliya 1 luulyo 2009
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Read more - Sii Aqri...
Faahfaahin Dagaalka Muqdisho July 03/09
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Faahfaahin uu Aljazeera u soo diyaariyay wariye Cumar Maxamuud asagoo jooga frontiga dagaalka Muqdisho ka socda.
Friday, July 3, 2009
Madaxii Maxkamadaha ee Beledweyne oo Ku Biiray Xisbul Islaam
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
KANA SIIB KANA SAAR - 1 - July 1960
Labels:
Gabay,
News In Somali,
Somali Videos
KANA SIIB KANA SAAR. Gabaygan waxaa tiriyey Cabdillaahi Suldaan Timacade. Erayada oo Abwaanku ku Gobyayo ayaa ah:
Anigoo sebi uun ahoo
Sita leeb iyo qaansoo
Siigaduun isku aasoo
abo reer ka fogaanoon
Laygu aaminin soofkiyo
Erayada oo Dhan Halkaan Ka Aqriso oo Dhegeeyso.
Saaca maanta aan joogno
Gabaygu waygu sugnaayee
Haddii aan Sarsarriigo
Ama aan surmaseejo
Amaba aan sixi waayo
Ama aan ka salguuro
Amaba laygu saluugo
Soomaalida i maqlaysaay
I su'aala hadhow
Ilaahaan waxba seegine
Subaciisa Quraankiyo
Sabbaxooyin ku sheegayow
Saciira iyo naciima
Rabbiigii kala seerayow
Markay suurtu dhawaaqdo e
La soo saaro makhluuqa e
Shaqiga iyo saciidka
Maalintaad kala soocdo
Dembigaannu samaynay
Rabbigayow naga saamax
Subciyay oo ka dukeeyaye
Ka siddeetan sebaaney
Calankaannu sugaynaye
Sahankiisa ahaynow
Seermaweydo hillaacdayow
Sagal maanta darroorayoo
Siigadii naga maydhayow
Saq dhexaannu ahayne
Kii soo saaray cadceeddow
Samada kii u ekaaye
xiddigaa mid la siiyayow
Saaxirkii kala guurraye
Sarreeyow ma-nusqaamow
An siduu yahay eegno e
Kaana siib Kanna saar
Saahidiinta lslaamka e
Subcisaa Jimcayaashiyo
Sibyaanta iyo haweenku
Calankay Saadinayeenow
Cidina kaanay na Siine
Saatir noogu yaboohayow
Saaxirkii kala guurraye
Sarreeyow ma-nusqaamow
Aan siduu yahay eegno e
Kaana siib kanna saar
Sallaankii istiqaalkow
Sedadu kay ku xidhnaydow
Sayruukhii Afrikaadow
Saaxirkii kala guurraye
Sarreeyow ma-nusqaamow
An siduu yahay eegno e
Kaana siib kanna saar
San-ku-neefle dhammaantii
Khalqiga kii u sinnaayeen
Mid saaxiibla ahayne
Sangalkii iska diidayow
Saaxirkii kala guurraye
Sarreeyow ma-nusqaamow
Aan siduu yahay eegno e
Kaana siib kanna saar
Soomaloo iscunaysa oo
Saqda qaylo dhawaaqdiyo
Sulub laysu cabbaystiyo
Hadba soof la xabbaadhiyo
Saraayaa dami weydey
Kii laydhiisu na saaqdayow
Kii sadqeeyey qabaa'ile
Isu saaray gacmaa ee
Saf walaala ka yeelayow
Saaxirkii kala guurraye
Sarreeyow ma-nusqaamowAn siduu yahay eegno e
Kaana siib kanna saar
In sidayda tihiin iyo
In kalaanan saxaynine
Soomaloo calan taagta
Saakay noogu horraysa oo
Saddex wiig iyo maalmo
Haddaan Soor cuni waayo
Safrad laygama yaaboo
Sarina mayso naftayda e
Saaxirkii kala guurraye
Sarreeyow ma-nusqaamow
An siduu yahay eegno e
Kaana siib kanna saar
Thursday, July 2, 2009
Madaxweyne Shariif oo Ka Qayb Qaadanaya Shirkii AU-da
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Qaahira oo Laga Dabaaldegay Munaasabadda 1-Da Luulyo 2009ka
Labels:
Somali Videos
Munaasabad loogu dabaaldagayo 1-da luulyo oo laga xusay magaalaada Muqdisho
Labels:
Mogadishu,
News Videos,
Somali Videos
Daawo sawirada:-Munaasabad lagu xusayey 1-da Luulyo ayna ka qeyb galeen mas'uuliyiin katirsan dowladda KMG ah ayaa xalay kadhacday.
Saraakiil katirsan Baleeska dawladda oo lagu qarxiyay Dharkeynley iyo khasaare ka dhashay Qaraxaasi
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Halka Qaraxa ka dhacay ayaa ah wadada 21 October kuna dhow dugsiga Finti Ono November ee Degmada Waaberi. Bamkaas oo ku aasnaa wadada qarkeeda ayaa waxa ay la kacday gaari yar oo halkaa marayay kuna dilay 2 ruux oo gaarigaas saarnaa iyo hal qof oo agagaarka qaraxa taagnaa. Ururka Alshabaab oo Madax Cusub u Magacaabay Baydhabo
Labels:
Baydhabo,
News In Somali,
News Videos
Siyasad Xumada Dal aan Dowlad lahayn
Labels:
News Videos,
Somali Videos
Tuesday, June 30, 2009
Dowladda oo Howlo Nabadgelyo ah ka Wada Meelaha ay Degantahay
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Universal TV ayaa soo warisay: Waa general qeybdiid oo ka hadlay howlgalo ey sheegeyso dowladu iney ka fulin doono meelaha ey joogaan isagoo sheegay in baabuuurta muraayada madow laga mamnuucay meelaha qaar.
Monday, June 29, 2009
Ururka Kafaalo oo Dhalinyar u Qabtay Youth Camp: Biljim
Labels:
Somali Videos
Waa Qaybtii 2-labaad
Waa Qaybtii 2-labaad
Waa Qaybtii 3-Seddexaad
Shacabka maanta lala dhacay madaafiic iyo Hoobiye-yaal.
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Duqaymaha loo isticmaalayay oo la isu adeegsaday hoobiya-yaal iyo qoryaha kale ee madaafiic culculus ah ayaa 11-kii barqanimo maanta ka bilaawday Muqdisho. Waxaa ku dhintay ilaa 5 qof waxaana ku dhaawacmay ilaa 7 qof. Universal TV ayaa gaartay guri markii labaad ku dhacayo hoobiye laba bil gadahood. Gurigaas ayaa ku dhintay nin indhaha la'aa gurigaas hortiisa tarjiin ku yaala fadhiyay. Markii hore oo isla gurigaan madfac ku dhaco ayaa ilaa afar qof ku dhimatay.
Shirkii Jaraa'id Madaxweyne Sh. Shariif Dhowaan Ku Qabtay Mataxtooyada
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Sunday, June 28, 2009
Soomaalida S Africa Oo Is Dhex Gal La Sameeynaya Bulshada ay ku dhex nool yihiin
Labels:
News In Somali,
News Videos,
S.Africa,
Somali Videos
Raashin Loo Qaybiyay Cuuryaamiinta
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Saturday, June 27, 2009
Meles Zenawi oo ka hadlaya Codsigii Ciidamada Gurmad ah
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Meles Zenawi oo ka hadlaya codsigii dhowaan dowladda KMG ah ay ku dalbatay ciidamo gurmad ah in laga soo gaaro.
Maamulka Gobollada Waqooyi oo Diiday Casuumaada Mareykanka
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Dowladda Mareykanka oo Siyaasad Cusub U Isticmaaleysa Arimaha Soomaliya
Warbixin ah Qaxootiga Nashville ee Dadkeena ah
Labels:
News Videos,
Somali Videos
Maqaayada Muqdisha ee Isli - Nairobi ku taala
Labels:
News In Somali,
Somali Videos
Warbixintaan waa mid ku saabsan Soomaalida degan Kenya oo nabad ku nool kana shaqaysta suuqyada Isli.
Dowladda Kenya oo Ciidamadeedu dhowaan geli doonaan dalkeena
Labels:
Kenya,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Mareykanka oo Xaqiijiyay Hub uu u Diray Dowladda KMG
Dowladda Mareykanka oo xaqiijisay inay Dowladda KMG ah u direen Hub Cusub. Hubkan ayaa ah mid ay U.S. ugu talagashay in lagu ilaaliyo Dowladda si aan loo afgambin. Afhayeenka u hadlay wasaarada arrimaha dibada Mareykanka ayaa sida Aljazeera soo duubtay xaqiijiyay jiritaanka hubka ay u direen Soomaaliya.
Friday, June 26, 2009
Yaa yiri Waa Qaxayaan Al-Qaacida?
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Ciidamado Keenyaati ah oo Kusoo Wajacan Dalkeena
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Faahfaahin xaalada Muqdisho 26/06/09
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Waa sidee Xaaladda Suuqa Xamarweyne?
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Dood Furan: Dhalinyarta Ka Qaybqaadato Dagaallada Dalka Ka Socda, Horta Ma Qaangaareen?
Labels:
Dood Furan,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Waa NTV. Dhalinyarta Soomaalida ee dagaalka ku jira ayaa u eg kuwo da'doodu aad u yartahay, hase yeeshee lagu laynayo umadda Soomaaliyeed.
Anigu ma ahi nin soo fiir fiiriyay oo dagaalka si fool ka fool ah ugu dhex arkay. Laakiin fiidiyoow-yada webkaan ku jira badankood waxaad ka dhex arki kartaa dhalin yar da'doodu aad u yar tahay oo qoray ku culus ridaya. Waxaase is weydiin leh, marka hore ma qaan gaareen mana gartaan oo ma fahansanyihiin howsha ay ku dhex jiraan iyo saameynta ay beri iyaga naftooda ku yeelan karto mustaqbal kooda? Maxaad ka leedahay walaal?
Thursday, June 25, 2009
Mareykanka oo Kenya Ku Riixaya In Dowladda Ciidamo Ku Kaalmeeyaan
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Xisbul Islam: Wadanka Ka ma jiro Xukuumad Sharci ah
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Dood Furan: Dhalinyarta Ka Qaybqaadato Dagaallada Dalka Ka Socda, Horta Ma Qaangaareen?
Faahfaahin Shirkii Jaraa'id Xasan Daahir Aweys uu Qabtay
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Wednesday, June 24, 2009
What is Blog - Blogging? and Why Your Business Needs a Blog
Labels:
Internet Lessons
Every business, regardless of its size, needs a blog. I know what you're thinking: 'But I have a professional image to uphold. How can a blog possibly attract new customers and how can it provide them with the information they need?' The answer is simple: A blog can be one of the most decisive public relations tools in your marketing and branding tool kit. Read on and I'll educate you on the basics of blogs.
What is a blog?
The term 'blog' is slang for 'web log.' Wikipedia defines a blog as 'a web site where entries are written in chronological order and are commonly displayed in reverse chronological order.' The word can also be used as a verb, meaning to maintain or add content to a blog. To get a feel for the wide use of blogs, consider the following: In September 2007, blog search engine Technorati tracked more than 106 million blogs. Some notable corporations that use blogs are HP, Google, Microsoft and ImageWorks Studio.
Myths and Facts
No doubt the last thing you need is a lecture on the latest Web 2.0 strategies. However, I should correct a few common misconceptions about blogs, as well as why web design companies use them as an effective method for reaching out to their audience.
Myths
- Blogs are used only by teenagers.
- You need to spend many hours every day to maintain a blog.
- You need to know HTML and have other coding skills to blog.
- Blogs allow a company to control the editorial content of the web site while restricting/blocking users' comments.
- Blogs can be updated as often as you wish. But to make them more effective and valuable to your audience, update them often.
- Blogs require no knowledge of HTML or special coding. There are numerous blogging software packages on the market that are free.
- Blogs allow companies to quickly get information out to customers, unlike traditional communication methods.
- Blogs are an inexpensive way to effectively communicate and share information with your audience. Blogs comprise text and external links, making them search engine-friendly.
In January 2007, Forrester released a research study centered on 'The ROI of Blogging - The 'Why' and 'How' Of External Blogging Accountability' by Charlene Li and Chloe Stromberg.
According to the study, some of the benefits of corporate blogging are: Greater brand visibility in mainstream media on the Web Word-of-mouth advertising Improved brand perception Instantaneous consumer feedback Increased sales efficiency Fewer customer service-driven PR blowups
The Outcome
Consumers are better educated today because of the vast amounts of information available on the Internet. Not only will a blog convey information to your target demographic faster and cheaper than traditional means, but when coupled with search engine benefits, brand visibility, and a value-based proposition, a blog should be an essential part of your marketing platform.
Willalkii loo Soo Istaajiyay in Lug iyo Gacan Isdhaaf ah Laga Gooyo oo NTV laga Soo daayay
Labels:
Al-shabab News,
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Dalalka Deriska oo Wada Abaabul Ciidamo Shisheeye lagu Keenayo Dalka
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Telefishinka Kenya oo ku celcilaya abaabulka dowladda Kenya ay wado ee Soomaaliya loogu raadinayo ciidamo shisheeye.
Tuesday, June 23, 2009
Cumar Sharmarke oo Abaabul Ciidamo Gurmad Ka Wada Kenya
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Al-Shabaab oo Xukun Gacan iyo Lug is-dhaaf in laga gooyo ku Riday ilaa Afar Dhalinyaro
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Monday, June 22, 2009
Faah faahin Xaaladda Muqdisho iyo Dadkii oo Sii Qaxaya
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
War bixin dheeraad ah oo ka hadlaysa xaaladda Muqdisho iyo qaxootiga iska qaxaya iyagoon aqoon jiho ay qabtaan.
Daawo Video-ga Alshabaab oo soo bandhigtay dhalinyaro laga goynayo lug iyo gacan is dhaaf ah - New Video
Faahfaahin Marshal Law - Shirkii jaraa'id Madaxweyne Shariif ku dhawaaqay Marshal Law
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
imbasadoorka Mareykanka ee Kenya oo Taageeray Codsiga Ciidamada Shisheeye
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Xaabsade oo Si Xanaagsan Afka ugala Diriraya Alshabaab Sharaxayna Codsiga Ciidamada Gurmadka ah
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Wararkii Universal TV ee 21 June: Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekadaha ee Dowladda KMG ah Maxamed Ibraahim Xaabsade oo Ka warbixiyey baahida keentay keenista Ciidamo shisheeye oo taakuleeya dowladda ayaa sheegay in ciidamo ajnabi ah oo safka hore kaga jira dagaalka Muqdisho yihiin kuwa sababay in la codsado ciidamada gurmadka ah. Asagoo si xanaagsan ayuu ku tilmaamay Alshabaab inaysan horna u socon gadaalna u socon asagoo weydiiyay sababta ay u keeneen dagaal-yahannada shisheeye.
Sunday, June 21, 2009
Dad aad u farabadan oo ka barakacaya xaafadahii dhowaan dagaallada ka dhaceen ee nawaaxiga Kaaraan
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Somaalida Kenya maxey ka yiraahdeen in ciidamo shisheeye la keeno somalia
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Aadan Madoobe oo Codsaday Wadamada Deriska ah inay Gurmad Deg Deg ah La Soo Gaaraan Dowladda
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo xamaasad kacsan kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in sharci baarlamaanku u ansixiyey xukuumaddii Geedi qorayo in haddii dowladda iyo dalkuba galaan xaalad qatar ah ay ka codsan karaan dalalka deriska ciidamo gurmad ah. Mar uu ka hadlay Alshabaab ayuu yiri waxay daroogo siiyaan caruurta kadibna dagaal geliyaan.
Mar la weydiiyay in dowladda weli diyaar u tahay in ay wadahadal la galaan kooxaha kasoo horjeeda, ayuu gudoomiyuhu ka muujiyay rajo xumo weyn taasoo uu ku eedeeyey in Alshabaab aysan ogoleyn wax maslaxad ah.
"Si wadahadalka meesha uga baxo, qofkii maslaxo ama dib u heshiisiin ogolaada waxay dheheen waa ridaaway"
Asagoo xanaag muujiyay ayuu Aadan Madoobe intaa raaciyay in kooxaha dagaalka kula jira dowladda KMG aysan lahayn, sida uu warka u dhigay, maskax ay maslaxad ku fahmaan ayagoo diidan dowladnimada.
" Qofkii dowlad ka mid noqda waxay yiraahdeen waa ridaaway...new gaalo weeyaan."
Mar uu ka hadlay dagaalyahannada Alshabaab ayuu sheegay in ay yihiin ilmo daroogo la siiyo oo lagu yiri janada ayaad ku jirtiin, haddii badda isku ridda la yiraahna isku tuuraya.
Hadalkan gudoomiyaha kasoo yeeraya ayaa ah markii ugu horeeysay ee masuul dowladda KMG ka mid Alshabaab ku eedeeyo inay dagaal yahanadooda isticmaalaan muqaadaraadka, balse looma hayo arinkaas wax cadeyn ah. Hase yeeshee, waxaa dowladda hadda ka hor soo bandhigeen dhalin yaro ay sheegeen inay ka soo fakiyeen ururka Alshabaab kuwaas oo loo waday in tababar la siiyo kadibna la geeyo goobaha dagaalka. Dhalinyartaas oo da'doodu aad u yareed ayaa ahaa kuwa tuulooyinka Alshabaab ka taliso, sida caruurtaas warbaahinta u sheegeen, laga soo qafaalay iyagoo qaarkood kubadda cagta dheelayey.
Si kastaba, waxaa Soomaaliya ku jirtaa xili aad u fool xun ahna goor dadka reer Muqdisho ay ku jiraan argagax saameyn ku yeeshay maalin nololeedkoodii ayagoo aanan garaneyn meel ay u qaxaan oo aan looga daba tegi karin.
Saturday, June 20, 2009
Faahfaahin Dagaallada Muqdisho
Labels:
Mogadishu,
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Mareykanka oo Kenya Raba inay Ka Howl Geliyan Baddeena
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Pirates,
Somali Videos
RW Sharmarke oo Cambaareeyay Dilkii Cumar Xaashi
Labels:
News In Somali,
News Videos,
Somali Videos
Nuur Cadde oo Oslow lagu Gudoonsiiyay Bilad Sharaf
Labels:
News In Somali







Ma Runbaa in la Gowracay Ing. Cadoow?
Labels:
In the News,
Mogadishu,
News In Somali,
WaagaCusub.com

Inj. Maxamad Xuseen Cadoow oo ahaa xillibaan ka tirsan Dowladda KMG ah ayaa war lagu soo qoray waagacusub.com sheegayaa in lagu gowracay degmada kaaraan kadib markii aay nolol ku qabteen dagaalyahanada Alshabaab. Sida warku u qornaa, waxaa indhihiisa shanta ah ku dhigay wariye la shaqaeeya website-ka waagacusub.com iyadoo qoortiisa middi lagu gooynayo xillibaankaas.
Degmada kaaraan ayaa dagaal qaraar ku dhexmaray ciidamadda dowladda oo ay horkacayeen kuwa Indhacadde iyo kooxaha ka soo horjeeda dowladda. Dagaalkaas oo la isku weydaarsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa sida warkan waagacusub soo qoray kasoo baxay u eg mid aan cadownimo la isku reeban iyadoo la is gowracayo. Warkaas halkaan ka aqriso. Alshabaab oo Goowracday Xildhibaan Inj Cadoow
UPDATE: Xigashada warkan hoos waa dayniile.com
Xildhibaan Eng. Xuseen Maxamed Caddow oo ka tirsanaa xildhibaanadii ugu horeeyey ee dowladda federaalka KMG Soomaaliya ayaa caawa u geeriyooday Gowrac la sheegay inay u geysteen kooxda Al Shabaab ee dagaalka kala horjeeda dowladda Shariif Sheikh Axmed.
Geerida xildhibaanka oo ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Xafiiska madaxtooyada ee Villa Somalia ayaa la tilmaamay inay ka dambeysay kadib markii uu gacanta u galay kooxda Shabaab, kadibna ay Bireeyeen, sida ay xaqiijinayaan illo madax banana iyo saraakiil ku dhow dhow isaga.
Xildhibaanka ayaa ka mid noqday sanadii 2004 musharaxiin dhowr ah oo isu soo taagay jagamadii madaxtinimada Soomaaliya, waxaana lagu xusuustaa inuu yahay mid ka mid ah xildhibaanada ugu caasan kuwa dowladda federaalka uguna horeeyey.
Eng. Caddow ayaa noqonaya mas’uulkii afaraad ee78 saacadood gudahood ay dilaan kooxaha mucaaridka ee ka horjeeda dowladda, iyadoo maalinimadii dorraad uu Muqdisho ku geeriyooday Taliyihii ciidanka Booliska gobolka Banaadir Cali Siciid, halka shalayna lagu dilay B/weyne Wasiirkii Amniga Qaranka Cumar Xashi Aadan iyo C/kariin Faarax Laqanyo.
Maxamed Xuseen Ugaas
Ugaasyare114@gmail.com
Subscribe to:
Posts (Atom)
Wararkii Cusub
-
▼
2009
(246)
-
▼
July
(12)
- Barakacii ugu Weynaa oo Ka Soconaya Kaaraan iyo Sh...
- Saado Cali oo Ka heestay xaflad lagu xusayo xorini...
- Xafladii loogu dabaaldagayay sanad guuradii 49aad ...
- Faahfaahin Dagaalka Muqdisho July 03/09
- Madaxii Maxkamadaha ee Beledweyne oo Ku Biiray Xis...
- KANA SIIB KANA SAAR - 1 - July 1960
- Madaxweyne Shariif oo Ka Qayb Qaadanaya Shirkii AU...
- Qaahira oo Laga Dabaaldegay Munaasabadda 1-Da Luul...
- Munaasabad loogu dabaaldagayo 1-da luulyo oo laga ...
- Saraakiil katirsan Baleeska dawladda oo lagu qarxi...
- Ururka Alshabaab oo Madax Cusub u Magacaabay Baydh...
- Siyasad Xumada Dal aan Dowlad lahayn
-
►
June
(82)
- Dowladda oo Howlo Nabadgelyo ah ka Wada Meelaha ay...
- Ururka Kafaalo oo Dhalinyar u Qabtay Youth Camp: B...
- Shacabka maanta lala dhacay madaafiic iyo Hoobiye-...
- Shirkii Jaraa'id Madaxweyne Sh. Shariif Dhowaan Ku...
- Soomaalida S Africa Oo Is Dhex Gal La Sameeynaya B...
- Raashin Loo Qaybiyay Cuuryaamiinta
- Meles Zenawi oo ka hadlaya Codsigii Ciidamada Gurm...
- Maamulka Gobollada Waqooyi oo Diiday Casuumaada Ma...
- Dowladda Mareykanka oo Siyaasad Cusub U Isticmaale...
- Warbixin ah Qaxootiga Nashville ee Dadkeena ah
- Maqaayada Muqdisha ee Isli - Nairobi ku taala
- Dowladda Kenya oo Ciidamadeedu dhowaan geli doonaa...
- Mareykanka oo Xaqiijiyay Hub uu u Diray Dowladda K...
- Yaa yiri Waa Qaxayaan Al-Qaacida?
- Ciidamado Keenyaati ah oo Kusoo Wajacan Dalkeena
- Faahfaahin xaalada Muqdisho 26/06/09
- Waa sidee Xaaladda Suuqa Xamarweyne?
- Dood Furan: Dhalinyarta Ka Qaybqaadato Dagaallada ...
- Mareykanka oo Kenya Ku Riixaya In Dowladda Ciidamo...
- Xisbul Islam: Wadanka Ka ma jiro Xukuumad Sharci a...
- Faahfaahin Shirkii Jaraa'id Xasan Daahir Aweys uu ...
- What is Blog - Blogging? and Why Your Business Nee...
- Willalkii loo Soo Istaajiyay in Lug iyo Gacan Isdh...
- Dalalka Deriska oo Wada Abaabul Ciidamo Shisheeye ...
- Cumar Sharmarke oo Abaabul Ciidamo Gurmad Ka Wada ...
- Al-Shabaab oo Xukun Gacan iyo Lug is-dhaaf in laga...
- Faah faahin Xaaladda Muqdisho iyo Dadkii oo Sii Qa...
- Faahfaahin Marshal Law - Shirkii jaraa'id Madaxwey...
- imbasadoorka Mareykanka ee Kenya oo Taageeray Cods...
- Xaabsade oo Si Xanaagsan Afka ugala Diriraya Alsha...
- Dad aad u farabadan oo ka barakacaya xaafadahii dh...
- Somaalida Kenya maxey ka yiraahdeen in ciidamo shi...
- Aadan Madoobe oo Codsaday Wadamada Deriska ah inay...
- Faahfaahin Dagaallada Muqdisho
- Mareykanka oo Kenya Raba inay Ka Howl Geliyan Badd...
- RW Sharmarke oo Cambaareeyay Dilkii Cumar Xaashi
- Nuur Cadde oo Oslow lagu Gudoonsiiyay Bilad Sharaf...
- Ma Runbaa in la Gowracay Ing. Cadoow?
-
▼
July
(12)
|
How to Get Paid Online Affiliate Programs Income is derived from setting up a web site that resells companies' products. The parent company provides the products, tracks the sales and gives you a commission for each sale which is done through your website. Information Products People are famished for information; hence if there is a need, you can craft an e-book and sell it on the Net. The web is best place to form an e-book that explains How to start an online business etc. People are now days reliant on internet for every constraint, so they want every useful information served in an apt way. Commissions through Advertisement If you have a website that attracts good number of visitors a day from the search engines. You can offer to place a banner or link on your site for a fee that you collect each month. Once set, it can give you a passive residual income. Earning through Artistic work If you are artistic you can create products with your artwork. There are sites which allow you to make money from your artwork, photos and graphics. The sites allow you to publish your work in form of posters cards T-shirts etc. on its sites. Online Teaching Here you can earn money by teaching online, By getting in touch with an online college, a school or an individual and get paid according to hours you work. Organizations for higher education have increasingly taken up online education, and the number of students enrolled in distance programs has gone up in colleges and universities all over the World. In answer to these disparities in enrolment demands, many institutions and universities are giving serious thought for upgrading and execution of online teaching. Article writing If you are good at areas which include reading writing processing of thoughts then this talent can earn you money by writing articles on the given topic at websites. Survey Database This is also a good and effective way of making money through doing surveys and compiling data base. Every Company wants to know what their consumer feels about their products and services. One of the most effective ways to do this is by product surveys. The need is to get started and here is complied list of few sites. |